Inanyahay hannaaniyo
Muuqiyo hubqaad
Haween waad usaraysaa

Adigaa habsami dhaqan
Facaa ugu horreeyee
Boqaraddiii haweenkiyo
Gaari lagu hirtaaaaay

Ruux kuu hanweynoo
Kuu heelanooo
Kuu hir ogay adiga
Muu hagar la abaaneed

Exit mobile version