VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Arwo - Lyrics

muuqa luula miirkaba maanka deeqay muneyay meeleya oon ka maydha ma mudna milgaheeda ka mabsuudayee ma hura miciinkeeda waan ku maarmay murti badan marwadayda ku micneeyey miir dooja maan sarays leh la maseeyay arwa maanta mulkigayga ku macsuumay iima maaga igama maaga masabkayga muunad xula mansab goba qof maamus lee midii dumar u mudnaydban la midoobay midab nuura mansab gaara narwo dooraay maamuusa marxabeeya midigtaydaay maysla dhaanta la midawgeeda ku mahadshaye maan dhaya maqalkeeda waanba umooday maan dhaafan muqalkeeda u mabsuuday maanlula mar la arag ku masaalay arwa maanta mulkigayga ku mariimay
Queue is empty
-- / --