VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Arwo mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Maxamed maame
Arwo

muuqa luula miirkaba
maanka deeqay
muneyay meeleya
oon ka maydha ma
mudna milgaheeda
ka mabsuudayee

ma hura miciinkeeda
waan ku maarmay
murti badan marwadayda
ku micneeyey

miir dooja maan sarays
leh la maseeyay
arwa maanta mulkigayga
ku macsuumay

iima maaga igama maaga
masabkayga muunad xula
mansab goba qof maamus
lee midii dumar u mudnaydban
la midoobay

midab nuura mansab gaara
narwo dooraay maamuusa
marxabeeya midigtaydaay
maysla dhaanta la midawgeeda
ku mahadshaye

maan dhaya maqalkeeda
waanba umooday maan
dhaafan muqalkeeda
u mabsuuday

maanlula mar la arag
ku masaalay arwa
maanta mulkigayga
ku mariimay

codkii Maxamed maame