qaaradaha aduunka maray
soo qabteen kulan haween
qalan jadoodi qurux loo
tartamayee adaa qaaday
koobkii qarnigani hab laha kacay
waa qaali dumaroo waa qalanjo
uguboo loo qiray samaantoo
qof arkaaa idhaa taloow
qaryadani dhab wacanaa
yartu qaayo badanaa
qotonkiyo jooogiyooo
san qaroorka soo shuban
dhexda taagko qabadka ah
tinta qaradale madoow
qarkaa ma wada leee
adaa qayb uhelay bilii
gaari qaayo badaneey
ishuu ruuxay qabatoo
ku qabawdo baatehee
maxay dhaayo quruxey
qawlkaad tidhaahdaba
u qushuucda ruuxdani
waa qanac ruuxloo
waa qani hankeedo
quursi aan lahayn
waxa lagu qadariyaa
waa quman dadnimadaay
qarkaa aadku dhaaftee