hablahaa afrikoo idil inantii laga soo xule
ubaxa laabta loo sudhay markay ku arkan
indhuhu quruxda eebe kuu dhashay
aadbay ula cajabeen

naftuna way ku aamintoo ul iyo diirban nehe
inabtay xila janoy cawan wada aros galna

axdiyo waydani jacayl indhan la ilmaynaya
adigay kaa heleen runtii dabkani oogada
ku shidan

Exit mobile version