aloow yaa habeen qudha
uurkayga qaloo
qudha oolaygajarin
quruumaha kunoolo
ku idhaa garta uqaad

taladaan qadhooday
aan qawda ku hayaa
qatadeedu dheeraa
inashaa alah waan qabani

qalan jooy indho ladeeq
hadii lasku keen qoray
oo aan hobisu leenahay
waa isla qoslidoonaa
adna taa ila dhandhami

aduun yada qorshaa jira
iyo qaabab waa wayn
aro oodan baab wayn
qaxar iyo dhibaatana
intaa way isdhexqaadan

qoon deeya sheekadu
waa qadi doonaa
qar qarsiida kujiidoo
hawlaha maqabaanaa

Exit mobile version