sixunbaa laguu galay
cadowbaa kusaanyadey
qaarbaa kusaacidey
hadey nimanka seexden
kuwa aan sal dhigioo
soojeedaybaa jirey
sama baxa alaalee
sacabada laguu gogol
inaad seegtay caasimad
baa kusigatey maantee
muqdishoy sidaadaba
waxaad noola siman tahay
cirka samda yaaliyo
dhulka aakusoconee
saxar laay saluuglaay
saldhigii dalkeygaay
intii xeebta saarneyd
soomaaloo idil
loowada sinaayee
kaligaa siraadoo muqdishoy
intan bahalku soo galin
kusal dhigin gumaystuhu
kun siyood laguu dhilin
sumcadbaad lahaydoo
dadku waa sinaayoo
sareedaa kunoolayn
sodon sao horteediyo
soonoqoshadeena
isku suurad maa ahayno
seetahay ma roontahay
muqdishaay sidaadaba
saadaashii aan qabay
saakay dhabowdooo
soo noqotayee bilicdii

Exit mobile version