VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Hawada beenoo mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Maxamed yuusuf cabdi
Hawada beenoo

Had iyo jeer hawlahaagan.
Anigu heegan u ahaadee.
Adiga way kuu hagaagte.
Naftayday hibasho raacde.
Intaad ii hiilin Lahayd baad.
Habawsane igu tilmaante.
………
Adoon bixin waan hubaayoo.
Huqdaadii hadhiba maysee.
………..
Adaa hurda seexanaye.
Habeenkaa ii dharaara.
Intaad I hagaajin Lahayd baad.
Halbawlaha midig I gooysee.
……….
Hubqaad kaagan xasuusno.
Hablaha kale lama hadlaayee.
Naftaydaad hogol u tahay baad.
Haraadkaa igu ilawdoo.
Anigu wan kugu hamiyaa.
Adigaan Haabka igu Haynin.
………..
Humaagagaa I hodoo.
Hadh iyo hoos ii ahaade.
Hamada beenee aduunka.
Aniga kola iga hadhayne.
………..
Ha haybin haybin.
Waxaanad Helayn.
Ha hawlin naftee.
Halaaga ka daa.
……..
Haweenba dhamaan.
Tanaan u hadree.
Yartu halbawle goyse.
Miyaan ka hadhi karaa.
………..
Hurdada waan kugu arkaayo.
Hadaan toosana Ku waayee.
Hamada beenee aduunkaan.
Aniga kola iga hadhayne.
………
Ha haybin haybin.
Waxaanad Helayn.
Ha hawlin naftee.
Halaaga ka daa.
…..
Haweenba dhamaan.
Tanaan u hadree.
Yartu halbawle goyse.
Miyaan ka hadhi karaa.
…….
Hedaydii baad ahaato.
Naftaad hooga u horseede.
Hamada beenee aduunkaan.
Aniga kola iga hadhayne.
……..
Ha haybin haybin.
Waxaanad Helayn.
Ha hawlin naftee.
Halaaga ka daa.
………
Haweenba dhamaan.
Tanaan u hadree.
Yartu halbawle goyse.
Miyaan ka hadhi karaa.
……….
Had iyo jeer hawlahaagan.
Anigu heegan u ahaadee.
Adiga way kuu hagaagte.
Naftayday hibasho raacde.
Intaad ii hiilin Lahayd baad.
Habawsane igu tilmaante.

codkii Maxamed yuusuf cabdi