Nafyahay kadarwayday
Waad kamadee
Kadiid iyo hawlba
Wuu lakulmaa
Rag waakii kufee
Hadana kacee
Kalahaada intuu kiinaal gale we
Kufiyaa bawdadaba kakala duulaaye
Hadana kufaa oo kacaa e
Kalahaadu hadii kuusoo kadisaa
Kac oo dunidoo dhan soo koobe e
Kaskaasi uu waeeer now yahayee
Kalahaada sagaalood
Uu kuureeyee
Kayahaab in lagaga kowsiiyee
Kartidaata kudubka kalahaad wamaagaa
Sii kordhiye
Ruuxii bari kaabay ku mamtaa e
Kaalmeeya inaad muda kooban heli
Nafyahay kadarwayday
WAAF kamadaaye
Kadeed iyo hawlba wuu lakulmaa
Rag waakii kufee hadana kacee

Exit mobile version