Waa taa ayado saxan sxb adoo raliya
Hadii ayan dabeel URIN
awood maleh nafteyduye
markaan uurka hooyadeey
ifka uuga soo baxay
anigoona (ANFACA) baran
neecawdiisa uduga leh
kii igu canqariyoow
arligeygoow

inaan kuu adeegoon
Cadaw kaa ilaalshoon
aayahaaga taliyaan
axdi kuugu marayaa
arligeygoow

Ninkasto kaa ordee
kaa abaal dhacee
adoonsiga la (JIRA)
sow ma oga
horta saw ma oga
Nolashiisa oo idil
saw ma oga
Waxeey ku (ANBAQADABA)
saw ma oga
(UUNTADA) ineey tahay
saw ma oga
ab looga hadh inaad tahay
saw ma oga
dhaxal awoowe inaad tahay
saw ma oga
isagu inuu ku leeyahay
saw ma oga
waxse ku uursamaataa
arligeygow
irbad kaama ridi karo aqoonyare
bulshadana ku (EEDOW)
(UDUBKIYO DHIGIHIYO ALOOLKIYO
RAARKABA AQAL KAN KA HELAYOO )

(HADAAN DIBADA AADOO)
Ajashu I Timadana
(KIILEY SOO An Bonayee
Ilkeey Ku Yeloow Arligeeygoow
Ina Ku Ogaladoo
Aduunyada Intaa Jiro
Ayaha Ka Taliyoow
Axdi Kugu Marayaa Arligeygoow

Ninkastoo kaa ordee
kaa abaal dhacee
adoonsiga la Tagay
saw ma oga
horta saw ma oga
Nolashiisa oo idil
saw ma oga
Waxeey ku caan baqataba
saw ma oga
OONKAGA INEEY TAHAY
saw ma oga
ab looga hadh inaad tahay
saw ma oga
dhaxal awoowe inaad tahay
saw ma oga
isagu inuu ku leeyahay
saw ma uga
waxse ku uursamaataa
arligeygow
irbad kaama ridi karo aqoonyare
bulshadana ku ceebow

Exit mobile version