VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hiddo - Lyrics

Cosob nuuraay cadceed Soo baxdaay caasiraaye Cosob nuuraay cadceed Soo baxdaay caasiraaye Cosob nuraay cadceed Soo baxdaay caasiraaye Cosob nuuraay cadceed Soo baxdaay caasiraaye Cidka kii la jareetee Hiliye hiliyaaloow Canabeey ina aabow Hiliye hiliyaaloow Dadku wuu is calmadaanee Hiliye hiliyaaloow Caashaq uu ifayaayee Hiliye hiliyaaloow Calaf waa iska halkiise Hiliye hiliyaaloow Cimrigeenu ha raagee Hiliye hiliyaaloow Cosob nuuraay cadceed Soo baxdaay caasiraaye Cosob nuuraay cadceed Soo baxdaay caasiraaye Cosob nuraay cadceed Soo baxdaay caasiraaye Cosob nuuraay cadceed Soo baxdaay caasiraaye Cosob nuuraay cadceed Soo baxdaay caasiraaye Cosob nuuraay cadceed Soo baxdaay caasiraaye Cosob nuraay cadceed Soo baxdaay caasiraaye Cosob nuuraay cadceed Soo baxdaay caasiraaye Cidka kii la jareetee Hiliye hiliyaaloow Canabeey ina aabow Hiliye hiliyaaloow Dadku wuu is calmadaanee Hiliye hiliyaaloow Caashaq uu ifayaayee Hiliye hiliyaaloow Bandhigaad u mudnayde Hiliye hiliyaaloow Cimrigeenu ha raagee Hiliye hiliyaaloow Cosob nuuraay cadceed Soo baxdaay caasiraaye Cosob nuuraay cadceed Soo baxdaay caasiraaye Cosob nuraay cadceed Soo baxdaay caasiraaye Cosob nuuraay cadceed Soo baxdaay caasiraaye Kuuri dhahdhe odhahdhe Dhan u dhigdhe Kuuri dhahdhe odhahdhe Dhan u dhigdhe Kuuri dhahdhe odhahdhe Dhan u dhigdhe Kuuri dhahdhe odhahdhe Dhan u dhigdhe Dhublada kowedhe durmoon tahayoo Huunooy ragu raalibaad tahayee Dhismihii nolosheenii run weeyaane Huunooy ragu raalibaad tahayee Inaan dhisno hada run weeyaane Huunooy ragu raalibaad tahayee Jacayl kolka run weeyaane Huunooy ragu raalibaad tahayee Duqii hoonada run weeyaane Huunooy ragu raalibaad tahayee Reekiinu iyaga run weeyaane Huunooy ragu raalibaad tahayee Kuuri dhahdhe odhahdhe Dhan u dhigdhe Kuuri dhahdhe odhahdhe Dhan u dhigdhe Kuuri dhahdhe odhahdhe Dhan u dhigdhe Kuuri dhahdhe odhahdhe Dhan u dhigdhe Dhublada kowedhe durmoon tahayoo Huunooy ragu raalibaad tahayee Dhismihii nolosheenii run weeyaane Huunooy ragu raalibaad tahayee Inaan dhisno hada run weeyaane Huunooy ragu raalibaad tahayee Jacayl kolka run weeyaane Huunooy ragu raalibaad tahayee Duqii hoonada run weeyaane Huunooy ragu raalibaad tahayee Reekiinu iyaga run weeyaane Huunooy ragu raalibaad tahayee Kuuri dhahdhe odhahdhe Dhan u dhigdhe Kuuri dhahdhe odhahdhe Dhan u dhigdhe Kuuri dhahdhe odhahdhe Dhan u dhigdhe Kuuri dhahdhe odhahdhe Dhan u dhigdhe Kuuri dhahdhe odhahdhe Dhan u dhigdhe Kuuri dhahdhe odhahdhe Dhan u dhigdhe Kuuri dhahdhe odhahdhe Dhan u dhigdhe Kuuri dhahdhe odhahdhe Dhan u dhigdhe Dhahdhe dhahdhe Dhigdhe dhigdhe Hoyaalayeey helay weynaka lano yelane Hoyaalayeey helay weynaka no yelane Kuuri dhahdhe odhahdhe Dhan u dhigdhe Kuuri dhahdhe odhahdhe Dhan u dhigdhe Kuuri dhahdhe odhahdhe Dhan u dhigdhe Kuuri dhahdhe odhahdhe Dhan u dhigdhe Dhahdhe dhahdhe Dhigdhe dhigdhe
Queue is empty
-- / --