VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Hiddo mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Maxamuud halwad
Hiddo

Cosob nuuraay cadceed
Soo baxdaay caasiraaye
Cosob nuuraay cadceed
Soo baxdaay caasiraaye
Cosob nuraay cadceed
Soo baxdaay caasiraaye
Cosob nuuraay cadceed
Soo baxdaay caasiraaye

Cidka kii la jareetee
Hiliye hiliyaaloow
Canabeey ina aabow
Hiliye hiliyaaloow
Dadku wuu is calmadaanee
Hiliye hiliyaaloow
Caashaq uu ifayaayee
Hiliye hiliyaaloow
Calaf waa iska halkiise
Hiliye hiliyaaloow
Cimrigeenu ha raagee
Hiliye hiliyaaloow

Cosob nuuraay cadceed
Soo baxdaay caasiraaye
Cosob nuuraay cadceed
Soo baxdaay caasiraaye
Cosob nuraay cadceed
Soo baxdaay caasiraaye
Cosob nuuraay cadceed
Soo baxdaay caasiraaye

Cosob nuuraay cadceed
Soo baxdaay caasiraaye
Cosob nuuraay cadceed
Soo baxdaay caasiraaye
Cosob nuraay cadceed
Soo baxdaay caasiraaye
Cosob nuuraay cadceed
Soo baxdaay caasiraaye

Cidka kii la jareetee
Hiliye hiliyaaloow
Canabeey ina aabow
Hiliye hiliyaaloow
Dadku wuu is calmadaanee
Hiliye hiliyaaloow
Caashaq uu ifayaayee
Hiliye hiliyaaloow
Bandhigaad u mudnayde
Hiliye hiliyaaloow
Cimrigeenu ha raagee
Hiliye hiliyaaloow

Cosob nuuraay cadceed
Soo baxdaay caasiraaye
Cosob nuuraay cadceed
Soo baxdaay caasiraaye
Cosob nuraay cadceed
Soo baxdaay caasiraaye
Cosob nuuraay cadceed
Soo baxdaay caasiraaye

Kuuri dhahdhe odhahdhe
Dhan u dhigdhe
Kuuri dhahdhe odhahdhe
Dhan u dhigdhe
Kuuri dhahdhe odhahdhe
Dhan u dhigdhe
Kuuri dhahdhe odhahdhe
Dhan u dhigdhe

Dhublada kowedhe durmoon tahayoo
Huunooy ragu raalibaad tahayee
Dhismihii nolosheenii run weeyaane
Huunooy ragu raalibaad tahayee
Inaan dhisno hada run weeyaane
Huunooy ragu raalibaad tahayee
Jacayl kolka run weeyaane
Huunooy ragu raalibaad tahayee
Duqii hoonada run weeyaane
Huunooy ragu raalibaad tahayee
Reekiinu iyaga run weeyaane
Huunooy ragu raalibaad tahayee

Kuuri dhahdhe odhahdhe
Dhan u dhigdhe
Kuuri dhahdhe odhahdhe
Dhan u dhigdhe
Kuuri dhahdhe odhahdhe
Dhan u dhigdhe
Kuuri dhahdhe odhahdhe
Dhan u dhigdhe

Dhublada kowedhe durmoon tahayoo
Huunooy ragu raalibaad tahayee
Dhismihii nolosheenii run weeyaane
Huunooy ragu raalibaad tahayee
Inaan dhisno hada run weeyaane
Huunooy ragu raalibaad tahayee
Jacayl kolka run weeyaane
Huunooy ragu raalibaad tahayee
Duqii hoonada run weeyaane
Huunooy ragu raalibaad tahayee
Reekiinu iyaga run weeyaane
Huunooy ragu raalibaad tahayee

Kuuri dhahdhe odhahdhe
Dhan u dhigdhe
Kuuri dhahdhe odhahdhe
Dhan u dhigdhe
Kuuri dhahdhe odhahdhe
Dhan u dhigdhe
Kuuri dhahdhe odhahdhe
Dhan u dhigdhe

Kuuri dhahdhe odhahdhe
Dhan u dhigdhe
Kuuri dhahdhe odhahdhe
Dhan u dhigdhe
Kuuri dhahdhe odhahdhe
Dhan u dhigdhe
Kuuri dhahdhe odhahdhe
Dhan u dhigdhe
Dhahdhe dhahdhe
Dhigdhe dhigdhe

Hoyaalayeey helay weynaka lano yelane
Hoyaalayeey helay weynaka no yelane

Kuuri dhahdhe odhahdhe
Dhan u dhigdhe
Kuuri dhahdhe odhahdhe
Dhan u dhigdhe
Kuuri dhahdhe odhahdhe
Dhan u dhigdhe
Kuuri dhahdhe odhahdhe
Dhan u dhigdhe
Dhahdhe dhahdhe
Dhigdhe dhigdhe

codkii Maxamuud halwad