sool iyo sanaag cayn
mirihii dalkeeniyo
docmo soonyaheedii
tu geenyo joogto
sida dayaxa nuurtoo
sanqaroorka dheeriyo
dibniyaha bil loo qoray
damiya kamaan helin
somali maalin dhaladaaa
socod loo hiloobiyo
sumadaad uqalantoo
daldhigeedii weeyee
sadriyow daraadaa
damlaay waxad tahay
saxansaxo udgoonoo
nafta saacideysoo
saldhigaagu sahanshee
sida dhaqankeena
inaan sooryo dhiibo
axad iyo aroos weyn
kugu soo dhaweeyoo
somali maalin dhaladaaa
socod loo hiloobiyo
sumadaad uqalantoo
daldhigeedii weeyee
sadriyow daraadaa

Exit mobile version