kuma hayee ku mee
kalgacaylkaad igu beertay
karkiisaan ka harsan waayee

waan ku haybshoo
kaama harayee
kowkanoo idilbaan
kali kuu ahee

kalinimadu kurbo weeyee
kalaamkaad i tidhibaan
wali kashka ku hayaa
kaalay hab isii ku koolkooliye
kunjeer hab isii ku koolkooliyee

kuma haayee ku mee
kashkaad hanatood
ku taala kuma ilaawee

kumanaan haween ima kaafiyaan
adaan kugu kalsoonoo iga kaafiyee

Exit mobile version