beerkiyo wadnahaba
adigaa ku baahee
barashadaadaan
ani kuu bogseedee
billaahi waxaa tahay
nolosha badhkeedee
balantaan lahayn
lama baajin karee
caaashaqu waa badwaynee
boholyaw aan dhamaanayn
dhiigaba baabiinayaa
barbarkayga taagnaawee
beerkiyo wadnahaba
adigaa ku baahee
barashadaadaan
ani kuu bogseedee
billaahi waxaa tahay
nolosha badhkeedee
balantaan lahayn
lama baajin karee
boqolaal hawenbaan
kaa dhex baafinaayee
caawa kaala soo baxaye
bidixdayda taagnaawe
beerkiyo wadnahaba
adigaa ku baahee
barashadaadaan
ani kuu bogseedee
billaahi waxaa tahay
nolosha badhkeedee
balantaan lahayn
lama baajin karee

bukaan ha igu dhigin
balaayo ha igu ridin
naftan boholyaw iyo
baylaha ha dhigin
taan is biirsanee
taan is booqanee
isu boogaaynee
barbarkaygiyeey
ila baaashaal
beerkiyo wadnahaba ahaaa

Exit mobile version