VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Male maleh aduun mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Male maleh aduun

Dhibic iyo mahigan iyo halis intan maray male laguma koobe maqashaye macaney mugdi iyo meldhawban ku dul merayaye meel loogu tosiyoo male maleh adunyadu meeransi moye 2x
I madiid imaan qad ina miray sidi mayey malmahan jacaylkuye 2x
Muran li,i dantaydi huna marin la haydiyo meldher ku lasho ana shiliyo mawdo imuqunsha moye ka marmi mayee 2x
Meel logu tosiyo male maleh adunyadu meeransi moyee 2x
Midig bidix ma noqota kalam iyo midken roon arimahena maaree moosiyo mataniyo laba midab manoqona mawd iyomidba u siman i madiid iman qad ina miray sidi mayey malmahan jacaylkuye

codkii Mohamed A Himilo