VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dareen - Lyrics

sidaad ii daryeeshaan ana kuu daneeyaa x2 sidaad ii dawaysaan ana kuu dabiibaa x2 kaa doortay aadmiga raga dunida joogoo xis ku doona adigiyo nafaad deeqday baan ahay x2 waan ku daa daheeyaa dar allee ku kaabaa nafle dunida nool iyo dadkaan kaa dhaweestaa x2 hadaad tahay daraady caashaqu qofuu dagay anaa kaaba daranoo macan daacad kuu jecel x2 hadaad tahay daraaday caashaqu qofuu dagay anaa kaaba daranoo macan daacad kuu jecel x2 sidaad iigu tahay door ayaan kuugu diranahay x2 sidaad iigu deer ayaan kuugu duub nahay x2 kaa dugsade gayaan iyo da'da aynigaagoo kaa dhigay diktoor dhaya naftan dunida kuu jecel x2 waan kula dareemaa dareen kaad dareentoo waxaad doonto doonoo waxaad diido waan nacay x2 hadaad tahay daraaday caashaqu qofuu dagay anaa kaaba daranoo macan daacad kuu jecel x2 hadaad tahay daraaday caashaqu qofuu dagay anaa kaaba daranoo macan daacad kuu jecel x2
Queue is empty
-- / --