VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Dareen mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Deeqsan cabdinaasir
Dareen

sidaad ii daryeeshaan
ana kuu daneeyaa x2

sidaad ii dawaysaan
ana kuu dabiibaa x2

kaa doortay aadmiga
raga dunida joogoo
xis ku doona adigiyo nafaad deeqday baan ahay x2

waan ku daa daheeyaa
dar allee ku kaabaa
nafle dunida nool iyo
dadkaan kaa dhaweestaa x2

hadaad tahay daraady caashaqu qofuu dagay
anaa kaaba daranoo macan daacad kuu jecel x2

hadaad tahay daraaday caashaqu qofuu dagay
anaa kaaba daranoo macan daacad kuu jecel x2

sidaad iigu tahay door
ayaan kuugu diranahay x2

sidaad iigu deer ayaan
kuugu duub nahay x2

kaa dugsade gayaan iyo da’da
aynigaagoo kaa dhigay diktoor dhaya naftan dunida kuu jecel x2

waan kula dareemaa
dareen kaad dareentoo waxaad doonto doonoo waxaad diido waan nacay x2

hadaad tahay daraaday caashaqu qofuu dagay
anaa kaaba daranoo macan daacad kuu jecel x2

hadaad tahay daraaday caashaqu qofuu dagay
anaa kaaba daranoo macan daacad kuu jecel x2

codkii Deeqsan cabdinaasir, Mohamed ciro