togdheeroo dhool ku da,ay
dhibiciyo xareedii
dhinacyada i shaystaan
waaguna dhalaaloo
dhirtu wada magoooshay
dhafaruur iyo dhalooshii
dhambaalada casaysteen
ubaxuna dhamays yahay
sida loogu dhaatan
ana iigu dheer tahay
dhaban kuu jeclaadoo
qalbigaad ku dhigan tahy

dheemaneey waxaa tahahy
dhool karan hilaacoo
qurux waad u dhalatee
dhabankaaga dheehiyo
suniyaha bil dhalateey
dhaqaaq socodka laafyaha
dhaayihii jaleeccaa
naariis dhamaystee
sida loogu dhaataan
ana iigu dheer tahay
dhabaan kuu jeclaadoo
qalbigaad ku dhigan tahay

Exit mobile version