VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hafar baad ku nooshahay - Lyrics

Inkastoo hilaaciyo, hogol iyo daruur tahay, Inkastoo hub qaadiyo, heemaal quruxoon tahay, Hablahaad la simantoo, Hal ma dheerid, ma dheerid khayrkaa. X2 Anna heedhe, gabadhyahay heedhe, kama helo sidaydaba, halawsiga, is qaadqaad, heblaayada taqaano, waaban kala huleelnaa, kala huleelnaa. X2 Hawadiyo daruuraha, haadkuba ma seexdoo, Hoy wuu ka waayee, haruuraha haadkuba ma seexdoo Hafar baad ku nooshahayee. ku nooshahayee hoos baad uso dagi, usoo dagi, hoosbad uso dagi. X2 Waxa la yidhi hubsiimada qof jiraa hal siistee, Hadalada macaaniyo, haye aan la fulinayn, Hagrashaan ka jecelehee, Af gobaadsi ima hodo. X2 Qaar kaa horeeyaa, ku habsaamay kibirkee, Bidayeen hagaagee, maxaad haweenkiyo, Horta dheertahay Dumarkaba. X2 Hawadiyo daruuraha, haadkuba ma seexdoo, Hoy wuu ka waayee, haruuraha haadkuba ma seexdoo Hafar baad ku nooshahayee. ku nooshahayee hoos baad uso dagi, usoo dagi, hoosbad uso dagi. X2
Queue is empty
-- / --