VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Hafar baad ku nooshahay mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Mohamed ciro
Hafar baad ku nooshahay

Inkastoo hilaaciyo, hogol iyo daruur tahay, Inkastoo hub qaadiyo, heemaal quruxoon tahay, Hablahaad la simantoo, Hal ma dheerid, ma dheerid khayrkaa. X2

Anna heedhe, gabadhyahay heedhe, kama helo sidaydaba, halawsiga, is qaadqaad, heblaayada taqaano, waaban kala huleelnaa, kala huleelnaa. X2

Hawadiyo daruuraha, haadkuba ma seexdoo, Hoy wuu ka waayee, haruuraha haadkuba ma seexdoo Hafar baad ku nooshahayee. ku nooshahayee hoos baad uso dagi, usoo dagi, hoosbad uso dagi. X2

Waxa la yidhi hubsiimada qof jiraa hal siistee, Hadalada macaaniyo, haye aan la fulinayn, Hagrashaan ka jecelehee, Af gobaadsi ima hodo. X2 Qaar kaa horeeyaa, ku habsaamay kibirkee, Bidayeen hagaagee, maxaad haweenkiyo, Horta dheertahay Dumarkaba. X2

Hawadiyo daruuraha, haadkuba ma seexdoo, Hoy wuu ka waayee, haruuraha haadkuba ma seexdoo Hafar baad ku nooshahayee. ku nooshahayee hoos baad uso dagi, usoo dagi, hoosbad uso dagi. X2

codkii Mohamed ciro