miyaan maarmi karayaa
maankaygu tuu rabay
meel ilama joogtee
ma huraanki noloshaay
sidii baan u meeraa
maalintiy habeenkii
ana mooyi ma aqaan
igu dhaaftay maante
maxay noqon allaahayoow

mahadhada jacaylkaa
madadaaliyaayoo
muuqaaga inanyahay
sidee laygu mudaybaa
mirta dhexe la toosaa
murugtiisa caashaqa
ana mooyi ma aqaan
ig dhaaftay maantee
maxay noqon allaahayoow

Exit mobile version