hiilkii fankiyo
hobalada is helay
isku huray naftee
isku habay jacayl
ee hoy galoow
hadaan nahay
hubaal
xidigaha hirgalay
hagarli,i duciyo
hambalyaan wadnaa
ee naga hantiya
muxibada hirqada
goob wada hadhsada
nqda hooyo iyo aabe
ubad san hela

hodan iyo altaba
dhaaxaan habeen
laba laba is helay
ugu hagar baxeen
hibada iyo codkee
caawana haday
wada hoy galeen
heesoo u kaca
heelada u tuma
hambalyana u dira
muxibada hirqada
goob wada hadhsada
nqda hooyo iyo aabe
ubad san hela

Exit mobile version