inkastoo naruurooy
aad kuugu nugulahay
hadii aad nitaaqiyo
nudub igu abuurtoo
naxariista goysaa
aad iiskay nacsiisana
waxaan kaala noqon karo
miyaan naftayduye
nabdigaan kus iiyee
ku nagoow qalbiga
ka ilaali nabarada

sidaad iigu naban taa
farxad iyo naruuriyo
nashaad iigu idishoo
nuurkii indhahayga iyo
nal iftiimayaay
la,aantaa ma niyadsami
mana lado nimcada oo
nasri ila jiraa tahay
nabdigaan ku siiye
ku nagoow qalbiga
ka ilaali nabarada

Exit mobile version