raaliyo nasabiyo gobaay
nuurkii aragyo naftaay
nudii malahiyo kaskaay
naq iyo raxmad iyo tusmooy
nasriga rajadaa ushiyo
libinta noloshe ifkaay
naruuro saneey nasiyaay
lubiga maankiyo nadriga
nabdiga marwo deeqdayeey
kashaadaa jacaylka ku nagee
xiskiyo niyadaan dajee

midaan nasaashada dared
hurdada u naceen tabaay
noolaha idilkood
xishood qurux naqaysayeey
qalbiga nabarada damqiyo
nitaaqiyo hawl ka daa
ku naadshaye hay nugalyn
qalbi nuuriyaay qalnjo
ku waar naxariis kalgacal
kashaada jacaylka ku nagee
xiskiyo niyadaan dajee

Exit mobile version