jacaylkii rayskiyo rayada
raadraadsan jiray
rajuu sugayee miyaan
daruuruhu roob da,ayn
habluuhu waa raasamaal
markaad raaliya heshee
cishqiga raynraynta hore
qalbiga rogay baa i dilay
raguun baa kala sinaa
rafaadkiyo xiisahee
hadu caashaqu runtiyo
sidii roonayd dhibsday
dadkaba wuu wada rartaye
miyuu kaligay i riday

jacaylkii ruugiyo shanshada
riiqee la baxay
ragaadi naftee miyuu
kashayda ka reemayaa
midaan rabayee jantaay
kumee ruuneey
rafiiqaan saadiyaay
ha raagine soo ruclee
raguun baan kal sinaa
rasliga lahashda watee
hadu caashaqu ristiyo
iseejiyay raaxadii
dadkaba wuu wada rartee
miyuu kaligay i riday

Exit mobile version