jaceylkiyo rayskiyo rayada
raad raadsan jirey
rajaduu sugayoo
miyaa daruruhu
roob da aay
habluhu waa raasamaal
markaad raaliyo heshee
ishqiga rayn raynta jore
qalbiga rogeybaa idiley
rag umbaan kala sinaan
rafaadkiyo xiisahee
haduu caashaqu runtiyo
sidii runta a dhibsado
dadkaba uu wada rartee
miyuu kaligey iridi
jaceylkiyo ruurkiyo shanshada
riiqi la baxay
hagaadi nafteduu
kasheyda ka reemayaa
midaan rabayee jantaay
kumee ruuney kumee
rafiiqaan saadiyaay
ha raagine soo ruclee
rag uumbaan kala sinaan
rasiga raashada lutee
haduu caashaqu ristiyo
iseejiyo raaxadii
dadkaba uu wada rartee
miyuu kaligey iridi

Exit mobile version