Naaxiye naxariis alow
Nasri iyo nuurka ii
Hirow rajadii noloshen
Hntow X2

Nooleeya nasibkaygiye
Gobeey naruuradii
Hankaay nabar dhaya
Nasteexaygiyay X2

Ergayga dookhiyo nugayl
Niyada ku magacabayow
Safiirka ufadhiya nabdiga
Jaceelkii ku nagaa xiskow
X2

Ana iisan nasri ii saneey
Nageeya nafta taan
Xushaay miyaay inta
Dareen kalgacal qusulka
Ugu nool bogaay
X2

Saaxiibka naftaad tahe
Sideen kuu nici karaa
Adaa nolosha iibilee
Shaydaankiyo naar
Ibliiska X3

Saaxiibka naftaad tahe
Sideen kuu nici karaa
Adaa nolosha iibilee
Shaydaankiyo naar
Ibliiska X3

Exit mobile version