haduu jaigii saxnaday
haday nolshii samantay
haduuu sal dhigay jacaylkii
dhaararo sanbaa bilaabmo
saakay duidii bildhaantay

sanadkii farxada la galay
nalkii rajada siraaday
hadii samirkii lid dhalay
haduu sahwigii dhamaaday
caashaqina uu sii siyaday

hadaan singale nimo ka baxay
sidii soddonka u noley
sidii awliya siraata
sidii sagal gaar u taliya
sidii culimadan u seexda
hadaan habi ahay sidiina

haduu sabankii wacnaaday
haduu saaci is gaadhay
haday guurki sugnaato
haduu sahankii rumoobo
hadaan saba khayrleh dagay

haduu walhtigii i saaciday
hadaan saxansaxo dareemay
haduu sadrigii i dagay
jana waatan sugaaye
haday timi sajadaydii

hadaan singale nimo ka baxay
sidii soddonka u noley
sidii awliya siraata
sidii sagal gaar u taliya
sidii culimadan u seexda
hadaan habi ahay sidiina

Exit mobile version