anaa ku xigtaysta kowdhe
adiga ku xurmeeya kowdhe
xaqiiqna kujecel kowdhe
mar walba ku xiiseeya kowdhe
xumaan kuu qaadin kowdhe
marna kaa xusho kowdhe
xaasidka wada jirkeena hiifa
xadhiga ujaraaaya kowdhe
haween gabi hadaan xisaabsho
qof iyo xayn xayn uqaadooo
adaa keli xuural cayn ah
noqday xilaa kufaanoo
anaa ku xaqdhowra kowdhe
kalgacal kugu xersha kowdhe
xajiin kuu quurin kowdhe
xagnaba kaa aadin kowdhe
macaan kaa xanaaqin kowdhe
kuu jecel xad dhaafnee kowdhe
xaasidka wada jirkeena hiifa
xadhiga ujaraaaya kowdhe
haween gabi hadaan xisaabsho
qof iyo xayn xayn uqaadooo
adaa keli xuural cayn ah
noqday xilaa kufaanoo