anigu horayna uma guursan hadana guur dooni maayo

hadaba guur hadaba guur maxaad ku diiday

anigu guur waxan ku diiday ragoo idilna uga guuray

gayaan baan jirin la qaataan gar iyo gardaraba udaayay

hadaad guri yeelan waydo oo aad garna qaadan waydo ma guumees baad ka dooran

ma raro geedi aan dagaynin ma furo guri aaan dhisnayn

adoo guulaysan kara go'doon la iskama dhigee

gabaadh yahay waxaan kuu hayaa inuu guursado nin jecel oo aan godad leen aqoon gafkuna ceeb layahay

ma tahay gaari isku filan ma tahay inan garasho dheer gayaan ku wuu badan yahee geestaada ma guulaysataa

guur lagu liibaanayaa kasoo go'ay afkaagee guntaadaan cidi ogaynoo hadhow taad gees ka bixi

xumaan uun lama gartee samaa la is garab sadaa

Exit mobile version