Saw saw iguma beernaba Saw uma balweeyaba Saw wayga baydhee Barbarkayga kuma wadin Jacayl biri ma goysoo Biyona kaama maydhaan Saw Saw baahideedii Bukaan halisa maan noqon Saw kamaan bogsoonine Kuma soo baraarugo Jacayl biri ma goysoo Biyona kaama maydhaan Saw saw kuma baryootamo Inuu boqorku igu simo Saw beri horeetana Ballana nooma kala socon Jacayl biri ma goysoo Biyona kaama maydhaan lyrics by Mukhtar Aidarous
