Waa baa baryay
Bilicsan arooryo
Baxsan maalin
Boqran X2

Allaa buruud leh
Mahad badan leh
Baaxad iyo xoog leh
Bilicna inagaa leh
X2

Kuwii bilaabee
Dabkan baxaayaa
Balalinaayaa waa
Baayadooda
X2

Kuwii ka bayree
Bahdood kaleex-
Dee boqonta goyay
Waa baa'ba ooda
X2

Badh badhaadhnay
Gumaysi baa ba'a
Badh badhaadhnay
Qosol badnaanay
X2

Bog iyo wadna oo
Dhibtaan ka boganay
Ku badh badhaadhnay
X2

Waa baa baryay
Bilicsan arooryo
Baxsan maalin
Boqran X2

Allaa buruud leh
Mahad badan leh
Baaxad iyo xoog leh
Bilicna inagaa leh
X2

Kuwii u baaqee
Somali baahsan
Balal ku beeree
Waa baayahooda
X2

Kuwii ka bayree
Bahdood kaleex-
Dee boqonta goyay
Waa baa'ba ooda
X2

Badh badhaadhnay
Gumaysi baa ba'a
Badh badhaadhnay
Qosol badnaanay
X2

Bog iyo wadna oo
Dhibtaan ka boganay
Ku badh badhaadhnay
X2

Waa baa baryay
Bilicsan arooryo
Baxsan maalin
Boqran X2

Allaa buruud leh
Mahad badan leh
Baaxad iyo xoog leh
Bilicna inagaa leh
X2

Kuwii bareeree
Wad kaan la baajin
Ka baqan waayay
Waa baayahooda
X2

Kuwii ka bayree
Bahdood kaleex-
Dee boqonta goyay
Waa baa'ba ooda
X2

Badh badhaadhnay
Gumaysi baa ba'a
Badh badhaadhnay
Qosol badneenay
X2

Bog iyo wadna oo
Dhibtaan ka boganay
Ku badh badhaadhnay
X2

Waa baa baryay
Bilicsan arooryo
Baxsan maalin
Boqran X2

Allaa buruud leh
Mahad badan leh
Baaxad iyo xoog leh
Bilicna inagaa leh
X2

Exit mobile version