kaluuniyo shinbaro garabsatee
sida aar la ganay gurxantee
anoon kuu garaabayn gadhka ha i qabanin
guur wacan ALLAHAYAW gaduu rabo ALLAHAYOW
gaadhi maysid waxa kula gudboon
inaad ka gaabsataayoo nafta samir u galisaaye

guul ooman xero soo gashe
galafiyo hal gudhan godoshe
go'dontoo kalgacal gooni kuu xidhayee

Exit mobile version