yartaan aawadeed u oomanaa
axdaan wada marnoo may oofinine
nabsi ooyayaan ku albaabayaa
ayaan kaloo aamina indhahayga ooyaayoo

yartii aynigeed u ayaan samayd
eryada kalgacal tuuran jirtee
ubixii janada ifka ugu jeclaa
ayaan kaloo aaminaa
indhahyga ooyayoo

Exit mobile version