Dumarkoo idil taan kadooranayee
Darteed uga haray dantaydiiyee

Deegaanka xamaroo
Dambili dhigatiyo
Doonisteedaan ku daalaaye

Dawadii qalpigaay
Ku dooondoonee

Darkiyo ha iga tuuurin
Daaqadahee

Dayaxa sare wa la doodaayooo
Daruurta cirkaan la daris ahayoo

Deegaanka xamaroo
Dambiili dhigatiyo
Doonisteedaan ku daalee

Dawadii qalpigaay ku doondoonee
Darkiyo ha iga tuurin daaqadahee

Exit mobile version