hadaad ugub nasiib liyo
tahay gabadh ayaan badan
arla wada barwaaqaa
erey dhabanka geeluba
soo rooley galabtii
lo daa aarankeediyo
irmaankuna barqanayaa
adhiguna markaa dhalay
xeryo wada udgoon badan
aqal laba daryaalaa
uur laguugu ilaaxiyo
idileey ma jeceshahay
ala sidaa ala sidsaaa
ala sidaa majeceshahay

asaaskii horeetiyo
hawadaa daruur xidhan
ama dhala horaataa
afa tirata doogaa
isir badsigeenee
rati wada aleelalee
amba subaga lagu wada shubo
xeryihii wada afsaara
xeryo wada udgoon badan
aqal laba daryaalaa
uur laguugu ilaaxiyo
idileey ma jeceshahay
ala sidaa ala sidsaaa
ala sidaa majeceshahay

xeryo wada udgoon badan
aqal laba daryaalaa
uur laguugu ilaaxiyo
idileey ma jeceshahay
ala sidaa ala sidsaaa
ala sidaa majeceshahay

Exit mobile version