dheemanta quruxdeeda
galabiyo wadnaheega
dhamaan waxyeheega
rabibaa u dhamaystiraye

here dhugashadaada
dhaayuhu ku toosa
waa dhabo jacaylkaa
naqdhigay qalbigaa

waa dhaxal dareen sida
adigoo numeer jiran
oo dhab ku maqan
dadka kaa dhawaystaa

dhaqankiyo hidaheena
dhoolay kugu raace
dhiigiyo wadnahayga
xarun dhexaad ku leedahee

dhaqashada ku wacantahoo
waxa dhamaysee
axdi meel ma dhigana
oo wacad ma dhiganaa

waa dacaal dareen sida
adigoo dhul dheer jiran
oo dhab ku maqan
dadka kaa dhawaystaa

Exit mobile version