habalaha banaadir
hablaha jigjiga
hablaha galmudug
hablaha gaarisa
hablaha hargeysa
hablaha jabuuti
gabdhaha soomaaliyeed
gob iyo waa nasab qurxooon
aduunyada gabi ahaan
kuweenaa garaado wacan
gabdhaaha soomaaliyee
gaf iyo xumaato uma laha
martida way gogol dhigaano
gacalkana way soo dhaweeyaan
asluubtaa waa ugaar
wanaag waalagu gartaayo
xishoodka gooni uyahay
dhaqan iyo hidaha gaamura
gacalo hooyo iyo aaboba
guulow sharaftooda dhowr
gabdhaha soomaaliyeed
gacalnimo ahaa ubax
aduunyada gees ka gees
lama gaadhi karo
gabdhaha somaliye
gargaar wiilkii bida
ma galo gurbiyo ciil
ma gaariyaa haween
anigu waan guursan doonaaye
wanag waa lagu gartaayo
xishood ku gooni uyahay
dhaqanaka iyo hidaha gaamuira
gacalo hooyo iyo aabo
guulow sharaftowda dhowr

Exit mobile version