xailkaas xididkii haweenka
xidig dhacay la moodya
xuurancayntii dunidaay
xanaantii dumarkaay

xalaal dhalad dhowrsaneey
xinjiraha dhiigaygaay
xaruntii wadnahaygaay
xajiyoo ala xasili caashaqeena

xulbaad tahay loo xiiso
xuurancayn xalaala
xubi xaqdhowr wacadkeena

xaafid hadalkayga dhowrtaa
xurmo badan naftaydaay
xariirtan u nolaaye
xogteeda kaydshaay

codkaaga xabeebta lihi
xiliyada habeenkii
ruxayaan xaadiyo jirka
xaliyo xasili caashaqeena

xulbaa tahay loo xiiso
xuuralcayn xalaala
xubi xaqdhowr wacadkeena

Exit mobile version