Mariisho olali haysoo
Mareerkiyo ubaxu muuuqdo
Miraha ubaxaad sidaa

Marwaa nafta loo huraayoo
Martaa cuudka loogodlayee
Mirbaa hoy laga galaaa

Maankayga waxaa ku mudan
Aan maalno jacaylka hoo
Mugdigii aan ka soo baxnee

Maxaan cidla kali hamiyayoo
Muuqaaga riyo kugu arkaayoo
Masalo jacayl aan dhib baraninee

Munooy waxaa tahay murayadoo
meelaan cidi joogin baaa
Muuqaaga ka raadiyaa

Maankayga waxaa ku mudan
Aan maalno jacaylka hoo
Mugdigii aan ka soo baxnee

Exit mobile version