Waa guul jacayl laba gaadhayoo
Hon is caashaqday gaafkoodiiyoo

Oo guud ahaan gacaliyo xigaal
Garab taaganyoo gidi lagu farxay

Sacad geesiyo GUULOW Aasiya
Guri lagu nastiyo ubadiyo gurbood
Wiilal iyo gabdho le ugu gargaar adigu

Waa laba gayaan asaagiyo gankood
Isaga go'oo u gudboon cishqiga

Oo geedigii sheekaday galeen
Guur iyo aroos ku gunaanadee

Exit mobile version