adaan dumar kuu jecloo
indhuuhu kugu doogsadaan
inanu is guursaniyo
aroos baan kula rabaa
adaa dabka laygu shido
macan iga damin karee
dhamaan unugyada jidhkiyo
dawee uuurkiyo qalbiga
adaan kuu ildaranahee

adaan sida ubad aan dhalay
intaa uurka kugu hayaa
adaan arorti kastaba
inan arko doonayaa
adaa oogta llaygu shiday
maxamed iga damin karee
dhamaan unugyada jidhkiyo
dabiib uurkiyo qalbiga
adaa i daweyn karee

adaa urugada jacayl
qalbiga ku abuurayoo
adaa oontiyo biyaha
hurdada uga go,ay darta
adaa dabka laygu shiday
macaan iga damin kare
dhamaan unugyada jidhkiyo
dawee uurkiyo qalbiga
adaan ku ildaranahee

Exit mobile version