VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Dhayalsaday mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Mohamed Bk
Dhayalsaday

Dartee dhaawacaad mudatiyo
Dhibaato waxii ku gaaray
Intaan kaa dhayo xaqiiqdii
Hadaan kaa dhaadan waayo

Ala sidaad waayaha dhankaada
Dharaar ugu wiici wayday
Inaan rajo kuu dhabeeyo
Hadaa ugu dhiiran waayo

Dheeftiyo waayaha jacaylka
Hadaan kugu soo dhaweenin
Anaa dhayalsaday xagayga

Dhaxaan fikir iyo dadaal
Alla dhankayga usoo hurtee
Intaan tacabkaaga dhowro
Hadaan kugu dhaadan waayo

JAcayl dhaxalkiisu raago
Intaan udubkiisa taago
Sidaad cashar ii dhigeeso
Hadaan ku dhagaysan waayo

Dheeftiyo waayaha jacaylka
Hadaan kugu soo dhaweenin
Anaa dhayalsaday xagayga

codkii Mohamed Bk