VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhulka - Lyrics

Dunidani. Dhamaadkiyo Gabal dhacay. Istaagtaye Dhidibkay ku joogtiyo Xarku galaxy dhigteedii Dheeli bay ku curatoo Markaad dhinac ka awdaba Dhankalaa banaanoo Qab yaday la dhalatayee Qofkaad wax dheer tahay Waxa jira inkaa dhiman oo Loo dhamays tiray Laba dhagax hadaad tahay Nin dhexdoodka soon baxay Raga nimada dheerada Ruux ku dhaaf sanbaa jira Ha is odhan ninmuu dhalan Ruux kuu dhigmoo Dhulka waxa kugu la nool Nin hortaa adoon dhalan Dhibka dunida soon maray Maalmaha dhanaaniyo Waqtiyada is dhalan Roga Casharkooda. Soon dhamay Marna dhamac ku joogsaday Marna dabin na loo dhigay Marna dhaxan dabayshaday Nin dharaara soon jiray Ways arag dhamays Tiran Dhulka. Meelo farabadan Cagihiisa. Soo dhigay Ha ku noqon dhalaankii Walid kii dhalmada baray Ha udhigin talaabada Sidii anad dhimanayn Dharaa raha cirkuu da,o Hadii dhiilka buuxiyo Dharaguun la gamatahay Waxa dhaadaysaan jirin Waa dhaliilo badatee dhulka soco. In kugu filan
Queue is empty
-- / --