Ku doon ku dooono
Qalbigan ku raacay
Ku siiyay Miirka iyo dareenba
Dooquna adigaa nastiisay

Intaan dumarkaba ka leexday
Intaa ? lahaa dhankooda
Dartaa qalbiga  dartaa xubii
Dartaa ugu go’ay habeenba

Xakuna Adigaa ku doorto
Digreetuna   wuu ku duugay
Damiirka naftayda yeelyoo
Durwaalkuna wuu la qaatay
Dawooy bal saxiix dhankaada

Ku sooc ku sooc
damcani ku raacyee
Ku siiyay damqasho iyo jaceylna
kaligaa daneeesay

Intaan dunida arkaayay
Dadkaa madow iyo cadaanba
Adaa qalbi adaa xubi
Adaa darajada ku siiyay

Xakuna Adigaa ku doorto
Digreetuna   wuu ku duugay
Damiirka naftayda yeelyoo
Durwaalkuna wuu la qaatay
Dawooy bal saxiix dhankaada

Exit mobile version