haday gobanimo qof
qudh iyo ruux noqon lahayd
qaabkaygay yeelan lahay

marwo igu qiimo weyniyo
naftayda qaalibad ku tahay
hadaan kuu qalo wadnaha
dartaa qabri aan u galo
qayb iyo baaqa i raaco
anaa kharash la igu leeyahay
nolosha qoyskaygeediyee

dhabeel qurux buxisay
qayrkay i dhaafisay
qurmada noloshee hantay
allowa ha iga kaa qarin
qofbaad thaay aan jeclahay

anaa kuu qiray wanaaga
anaad qreenkayga tahay
qarbi iyo arwaaxda ku weheshada

marwo igu qiimo weyniyo
naftayda qaalibad ku tahay
hadaan kuu qalo wadnaha
dartaa qabri aan u galo
qayb iyo baaqa i raaco
anaa kharash la igu leeyahay
nolosha qoyskaygeediyee

dhabeel qurux buxisay
qayrkay i dhaafisay
qurmada noloshee hantay
allowa ha iga kaa qarin
qofbaad tahay aan jeclahay

Exit mobile version