VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gob jacayl - Lyrics

aroos yadu kala cudoone gob baa is cugatee ciyaara maan iyo ubax caynba caayna caleemo kusoo dhaweeya wuxuu calafku isku beegay gayaan cawo iyo ayaan le gayaan cisi iyo wanaag le maan iyo ubax caynba cayna caleemo kusoo dhaweeya allow cidhibtooda samanta amin allow cimrigooda raaga amin allow curad iyo caruur sii Amin aroos wacanoo wanaagsan deeq iyo maxamuud aroos wacan deeqiyo maxamuud aroos wacan hooy nabow nuur allow muxamed nabi magac samow cirkoo da ay cimilo fiican dhulkoo carfiyo ugbaad le reerkani cusub curashadiisa cod iyo jiib kula caweeya ileen waa gob iyo caadkeed labada is calmaday arooska in loo curiyo amaanee maan iyo ubax caynba cayna caleemo kusoo dhaweeya allow cidhibtood samanta amin allow cimrigooda raaga aamin allow curad iyo caruur sii aroos wacanoo wanaagsan deeqiyo maxamuud aroos wacan deeq iyo maxamuud aroos wacan hoy nabow nuur allow muxamed nabi magacsamow hoy nabow nuur allow muxamed nabi magacsamow
Queue is empty
-- / --