VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Gob jacayl mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Mohamed Bk
Gob jacayl

aroos yadu kala cudoone
gob baa is cugatee ciyaara
maan iyo ubax caynba caayna
caleemo kusoo dhaweeya
wuxuu calafku isku beegay
gayaan cawo iyo ayaan le
gayaan cisi iyo wanaag le
maan iyo ubax caynba cayna
caleemo kusoo dhaweeya
allow cidhibtooda samanta amin
allow cimrigooda raaga amin
allow curad iyo caruur sii Amin
aroos wacanoo wanaagsan
deeq iyo maxamuud aroos wacan
deeqiyo maxamuud aroos wacan
hooy nabow nuur allow
muxamed nabi magac samow

cirkoo da ay cimilo fiican
dhulkoo carfiyo ugbaad le
reerkani cusub curashadiisa
cod iyo jiib kula caweeya
ileen waa gob iyo caadkeed
labada is calmaday arooska
in loo curiyo amaanee
maan iyo ubax caynba cayna
caleemo kusoo dhaweeya
allow cidhibtood samanta amin
allow cimrigooda raaga aamin
allow curad iyo caruur sii
aroos wacanoo wanaagsan
deeqiyo maxamuud aroos wacan
deeq iyo maxamuud aroos wacan
hoy nabow nuur allow
muxamed nabi magacsamow
hoy nabow nuur allow
muxamed nabi magacsamow

codkii Mohamed Bk