waa darajo guur
waana qoys dagiyo
dad wadaagaycalaf
waana deeq allee
caawa dadab gasheen
isku duubantiin
daryeel isa siiya buuxoo
ku dhaqa qoskiina daacada
dulqaadiyo samirba yeeshoo
shaydaankay dawo ka tahee
xadhiga diinteena haysta

waa dareen kalgacal
axmed uu ku diray
duntuu kuugu xidhay
diookhuna farxiya
duntiuu kuuugu xidhay
waana deeq alle
marsin iyo dalaad
dhooba waynta dihin
dahar iyo shilaabo
qoraxay dugsi uga hadhee
daryeel isa siiya buuxoo
ku dhaqa qoyskiina dacada
dulqaad iyoo samirba yeeshoo
shaydaankay dawo ka tahee
xadhiga diinteena haysta

Exit mobile version